エピソード

  • Warka SBS Somali - 15 July 2025
    2025/07/15
    Reer Australia ayaa mar kale loogu baaqay inay ka feejignaadaan cudurka Meningococcal-ka oo hadda Australia ku jira.
    続きを読む 一部表示
    6 分
  • Waraysi - Tax Returns - Mohamed Garabey
    2025/07/15
    Xisaabiye Maxamed Garabey oo macluumaad guud ka bixinaya Xisaab-celinta (Tax Returns)
    続きを読む 一部表示
    33 分
  • Warka SBS Somali - 14 July 2025
    2025/07/14
    Olole wacyi-gelin ku saabsan cudurka Meningococcal ayaa maanta la iclaamiyey. Qasnaji Tim Chalmers oo aan walaac ka qabin xogta fakatay ee ku saabsan miisaaniyadda iyo cashuuraha.
    続きを読む 一部表示
    6 分
  • EU HEAT - Kulaylaha daran ee Europe - 14 July 2025
    2025/07/14
    Daraasad la sameeyey ayaa markii ugu horraysay lagu sheegay in dad dhowaan ku dhintay kulaylaha Yurub uu is-deddelka cimilada bani aadanku sababay si toos ah u sababay.
    続きを読む 一部表示
    9 分
  • Aust Explained - Sida loo bilaabo ganacsi-guri
    2025/07/11
    Qofka raba inuu guriga gudihiisa ganacsi ku sameeyo, waa inuu marka hore ogaadaa xeerarka iyo shuruudaha ku xidhan. Warbixintan ayaa kuu qeexaysa.
    続きを読む 一部表示
    15 分
  • Erin Waa Dembiile - 9 July 2025
    2025/07/09
    Erin Patterson oo ah haweeneydii hore loogu eedeeyey in ay dad cunto ku sumaysay ayaa dembiyadii lagu soo oogey oo dhan lagu helay. Waa dembiile.
    続きを読む 一部表示
    8 分
  • Ururka BRICS oo ku shiraya Brazil
    2025/07/08
    Waddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykanka iyo Galbeedka Yurub.
    続きを読む 一部表示
    11 分
  • Warka SBS Somali 8 July 2025
    2025/07/08
    Ra'iisal wasaare Anthony Albanese, ayaa diiday baaqyo lagaga dalbaday in la dhiso guddi qaran oo ka hortaga nacaybka ka dhanka ah Yuhuudda. Golaha guud ee QM-na waxay ansixiyeen qaraar ka dhan ah kooxda Taliban.
    続きを読む 一部表示
    7 分